Saraakiil ka tirsan Boliska Malta oo Tacadi u geystay Soomaali 19 jir ah (Sawirro)

Saraakiil ka tirsan Boliska Jesiirada Malta ayaa la soo bandhigay iyagoo Tacadi u geysanayo Muwaadin Soomaaliyeed oo 19 jir ah. Muuqaal Video oo laga duubay Dhacdadaasi ayaa waxa uu muujinayaa Saraakiil laad iyo Jeebayn kula kacay Muwaadin Soomaali oo lagu magacaabo Faysal Carab Maxamed. Muuqaalka waxaa si cad looga dheehan karaa iyadoo mid ka mid … Continue reading Saraakiil ka tirsan Boliska Malta oo Tacadi u geystay Soomaali 19 jir ah (Sawirro)